Doorashada xubnaha Aqalka Sare ee maamulka Somaliland ayaa Maanta ka bilaabaneysa Magaalada Muqdisho.
Sida ay shaaciyeen Guddiga doorashooyinka waxaa maanta la dooran doonaa 6 kursi.
Kursiga kowaad waxaan ku tartami doona.
Maxamuud Jirde Xuseen
Cabdi Xaashi cabdulaahi
Axmed Mahad Cumar.
Kursiga Labaad
Muxyadiin Sheekh Cali
Cabdi Yuusuf Xasan.
Maxamed Sheekh Ibraahim
Kursiga Saddexaad
Mustaf Maxamed Godax
Maxamed Maxamuud Cabdi
Kursiga Afraad
Ibraahim Aaden Maxamed
Cabdikariin Maxamed Xasan
Jaamac Axmed Rooble
Axmed Ciise Cawaale
Kursiga Shanaad
Muno Cumar Xasan
Deeqo Maxamed Saalax
Kursiga Lixaad
Cabdirisaaq Axmed Cali
Cabdixakiin Axmed Nuur


