Madaxweyne Gaas oo bogaadiyay Doorashadii Hirshabeelle

Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha cusub ee maamulka Hirshabeelle ee shalay lagu doortay Magaalada Jowhar Maxamed Cabdi Awaare.