Madaxeynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo ka qeyb galay Shirkii ka dhacay UK ayaa Hadda dalka dib ugu soo laabtay .
Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa garoonka kusoo dhaweeyey masuuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya.
Wafdiga ayaa waxaa ka mid ah qaar ka mid ah Madaxda maamul goboleedyadda.
Madaxweynaha iyo sidoo kale Madaxda maamul goboleedyadda ayaa waxa ay ka qeyb galeen Shirkii ka dhacay Magaalada London ee looga hadlayay Arimaha Soomaaliya.



