Madaxwaynaha Siciid Deni ayaa Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Puntland u Magacaabay Maxamed Cabdiladiif Yuusuf, halka ku xigeenka Agaasimaha Guud uu u magacaabay Cabdiweli Timacade.
Waxaa uu sheegay in Masuuliyiintaan Cusub ay yihiin dhalinyaro lagu soo xulay Aqoontooda.
Madaxweynaha Puntland ayaa sidoo kale isbedel weyn ku sameeyay taliska Ciidanka Madaxtooyadda Puntland.



