Madaxweyne Deni oo ka hadlay geerida Xildhibaan Mire

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka tacsiyeeyey geerida Alle Ha u Naxariistee Marxuum Xildhibaan Maxamed Faarax Mire oo ahaa Xildhibaan Ka tirsan Golaha Wakiillada Puntland kaasoo Galabta ku dhinty Shil Gaari.