Madaxweynaha Ukraine oo la heystayaal ku tilmaamay wadamada Afrika

In this photo provided by the Ukrainian Presidential Press Office, Ukrainian President Volodymyr Zelenskyy delivers his speech addressing the nation in Kyiv, Ukraine, Friday, Feb. 25, 2022. Russian troops bore down on Ukraine's capital Friday, with explosions and gunfire sounding in the city as the invasion of a democratic country fueled fears of wider war in Europe and triggered new international efforts — including direct sanctions on President Vladimir Putin — to make Moscow stop. (Ukrainian Presidential Press Office via AP)

Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa ku tilmaamay wadamada Afrika inay “la haystayaal” u yihiin duulaanka Ruushka ee ka socda Ukraine.

Hadalakan ayuu madaxweynaha sheegay xilli uu shalay khudbad u jeedinayay Midowga Afrika (AU).

Duullaanka Ruushka, iyo xannibaadda uu ku hayo Dhoofinta Qamadiga ee Ukraine, ayaa waxa uu sababay in malaayiin qof ay halis ugu jiraan gaajo.

Guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika ayaa sheegay in loo baahan yahay wadahadal degdeg ah si loo soo celiyo xasilloonida caalamka.