Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo xil u Magacaabay Cabdiraxiin Ciise Cadow

Madaxweynaha  Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xilkii ka qaaday Wasiirka Wasaarada Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaalaha Hir-Shabeelle Cali Cabdulle Nuur Isagoo xilka Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Hirshabeelle u Magacaabay Cabdiraxiin Ciise Cadoow oo ahaa  Agaasimaha Shaqada & Shaqaalaha iyo tababarada ee Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya.