Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo Magacaabis sameeyay

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo ka duulaya baahida loo qabo dhismaha garsoor aqoon iyo tayo leh ayaa Magacaabay Xubnaha Garsoorka Hirshabeelle heerarkiisa kala duwan.

Hoos Ka Akhriso Warqada Magacaabista Guddiga oo ka kooban 40 Xubnood.