Madaxweynaha Brazil oo Xasuusta lumiyay

Madaxweynaha Brazil Jair Bolsonaro ayaa lumiyay xasuustiisa kaddib marki uu kufay oo uu madaxa dhulka ku dhuftay.

Wareysi lala yeeshay Talaadadi ayuu madaxweynahan 64-jirka ah ku sheegay in uu ku taraaraxay musqul ku taalla qasriga madaxtooyada, taasoo keentay inuu madaxa ka dhul billaabo.

Radio Risaala Muqdisho-Soomaaliya.

Madaxweyne caan ah oo Mudo xasuusta ay ka tagtay.

Posted by Risaala Media Corporation on Wednesday, December 25, 2019