Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Madaxweynaha Brazil oo Xasuusta lumiyay

Madaxweynaha Brazil Jair Bolsonaro ayaa lumiyay xasuustiisa kaddib marki uu kufay oo uu madaxa dhulka ku dhuftay.

Wareysi lala yeeshay Talaadadi ayuu madaxweynahan 64-jirka ah ku sheegay in uu ku taraaraxay musqul ku taalla qasriga madaxtooyada, taasoo keentay inuu madaxa ka dhul billaabo.

Exit mobile version