Macalin Thomas Tuchel oo ka hadlay arinka ku aadan inuu Arsenal wada hadalo kula jiro

Dortmund's head coach Thomas Tuchel smiles after the German Cup (DFB Pokal) final football match Eintracht Frankfurt v BVB Borussia Dortmund at the Olympic stadium in Berlin on May 27, 2017. / AFP PHOTO / Christof STACHE / RESTRICTIONS: ACCORDING TO DFB RULES IMAGE SEQUENCES TO SIMULATE VIDEO IS NOT ALLOWED DURING MATCH TIME. MOBILE (MMS) USE IS NOT ALLOWED DURING AND FOR FURTHER TWO HOURS AFTER THE MATCH. == RESTRICTED TO EDITORIAL USE == FOR MORE INFORMATION CONTACT DFB DIRECTLY AT +49 69 67880/ (Photo credit should read CHRISTOF STACHE/AFP/Getty Images)

Tababaraha reer Jarmal Thomas Tuchel wax shaqo ah ma haayo tan iyo bilawgii xili cayaareedkan xili uu markaas isaga tagay naadiga Dortmund hogaankeeda.

 Waxaa la sheegay Thomas Tuchel inuu wada hadalo kula jiro Arsenal sidii uu macalin Arsene Wenger u badali lahaa kaasi oo xaqiijiyay dhamaadka xili cayaareedkan inuu Gunners-ka isaga tagaayo.Sky Germany ayaa qoray in Thomas Tuchel uu Arsenal wada hadalo toos kula jiro lana wada sugaayo inu Waqooyiga London xagaagan ka hawl galo.

Balse tababare Thomas Tuchel ayaa sheegay in Arsenal uu wada hadalo la sheegay balse ay isku fahmi waayeen wuxuuna macalinkan qaban doonaa naadiga PSG.

Thomas Tuchel ayaa badali doonto macalin Emre oo shaqada PSG iska casilaayo marka uu xili cayaareedkan soo idlaado sidaa darteed macalinka reer Jarmal PSG ayuu heshiis hordhac la gaaray wuuna iska fogeeyay inuu Arsenal qaban doono markii ay arimo kala duwan isku fahmi waayeen.