Wareegto ka soo baxday Wasaaradda arrimaha Gudaha Jubbaland ayaa goor dhow lagu Magacaabay Guddoomiyaha iyo Guddoomiye ku xigeenka Degmada Af-Madoow.
Wareegtadaan ayaa guddoomiyaha degmada loogu magacaabey Mudane Yuusuf Xassan Xusseen,sidoo kale waxaa ku xigeen looga dhigey Cali Ribaax Sheekh.



