Maamul Cusub oo loo magacaabay degmada Bardaale ee gobolka Baay

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha,maamulka  KGS Cabdullahi xaaji xasan Ayaa Maamul Cusub oo Kumeel Gaar ah u Magacaabay Degmada Berdaale ee Gobolka Bay.