Luka Modric oo ku guulaystay xidiga ugu wanaagsan sannadka ee FIFA

Luka Modric ayaa markan si layaab leh ugu guulaystay xidiga ugu wanaagsan sannadka ee FIFA.

Luka ayaana wax qabadkiisa waxaa kamid ah in uu xulkiisa Croatia ku hogaamiyay in ay gaaraan kama danbaysta koobka adduunka.

Sidoo kale  xidiga Real Madrid ayaa isla munaasabaddaslas noqday xidigii ugu wanaagsanaa ee dhacdadii lagu soo idleeyay Russia.