Iyadoo Alvaro Morata iyo Paul Pogba mawduucyada muhiimka ah wadahadalka Real Madrid iyo Juvetus yihiin, agaasimayaasha kooxda Juventus Giuseppe Marotta iyo Fabio Paratici oo ah xubin kasoxda kooxda Spain ayaa shir bla qaatay Madaxweynaha Real Madrid Florentino Perez.
Inkastoo Bianconeri ay jeclaan laheyd in ay sii heystaan Morata , Perez ayaa doonaya inuu ku burburiyo qandaraskiisa € 30 million ,
weeraryahanka 23-sano jirka ah ayaa ayaa waxay dooneysaa Real Madrid in ay dib kaga iibiyaaan Chelsea ama Paris Saint-Germain.
go’aanka madaxweynaha Los Merengues ayaa jahwareerin kara aragtida Marotta oo doonaya inuu sii joogo Juventus lakiin Real ayaa dooneysa in 20- € € 25m say ku burburiyaan qandaraaskiisa,
Waxa kale oo jira in laga wadahadlay xaalada Pogba iyo mustaqbalkiisa, laakiin Los Blancos ayaa la shegay in wax dalab rasmi ah ugudbin La Vecchia Signora ciyaaryahanka khadka dhexe ee dalka Faransiiska ugu ciyaara.
Sida la soo sheegay Perez ayaa jeclaan lahaa in Tababaraha kooxda Real Madrid Zinedine Zidane uu ka dhaadhicyo Juventus € 120 si Pogba looga soo qaado kooxda Bianconeri.


