Kooxo kubadda Cagta ee Real Madrid ayaa guul ka gaartay kulan ay la ciyaartay kooxda Huesca, kulankaas oo ka tirsanaa kulamada 29-aad horyaalka La Liga dalka Spain.
Ciyaarta oo ahedyd mid xiisa badan ayaa ka mid aheyd soo ka bashada Kooxda Real Madrid oo dhowr kulan guuldarooyin la kulantay,waxaana ciyaartii xalay ay kusoo geba-gabowday 3-2 oo ay guusha ku raacday kooxda Kubadda Cagta ee Huesca.
Tababaraha Real Madrid Zinedine Zidane ayaa Ciyaarta kusoo bilaabay wiilkiisa Zidane oo ka mid ah goolhayeyaasha Kooxda , waxaana uu sheegay in sababta uu u ciyaar siiyey ay aheyd in uu helo fursadiisa si ay u nastaan Keylor Navas, iyo Thibaut Courtois oo dhaawac ah.
Natiijada kasoo baxday Ciyaartii u dhaxeysay Kooxaha real Madrid iyo Huesca ayaa aheyd mid dad badani ay aamin sanaayeen sida ay u dhaceyso iyo guusha ay gaari karto Real Madrid oo sirasmi ah uu tababare ugu noqday Zinedine Zidane.



