Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahisay kiisaskii ugu dambeeyay ee cudurka Karoonaha.
Tirada 24 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 1072
o Laga Helay: 128
o Somaliland: 41
o Puntland: 32
o Jubbaland: 24
o Hirshabelle: 18
o Banadir: 8
o Lab: 68
o Dhedig: 60
o Dhimasho: 12 (Somliland: 8, Banadir:3)
o Bogsashada: 36
Tirada Guud ee Laga Helay: 11,292
Bogsashada Guud: 4,795
Dhimashada Guud: 521



