Khilaaf soo kala dhex-galay Madaxweynaha Galmudug & Guddoomiyaha Baarlamaanka

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye & Gudoomiyaha Barlamaanka maamulkaasi ayaa isku khilaafay hanaanka doorashada Xildhibaanada Aqalka sare

Deegaannada Galnudug ayaa waxaa lagu dooran doonaa 8 Xildhibaan oo ka tirsan Xildhibaannada Aqalka Sare.

Halkan Ka Daawada waxa dhaliyay khilaafka labada mas’uul.