Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye & Gudoomiyaha Barlamaanka maamulkaasi ayaa isku khilaafay hanaanka doorashada Xildhibaanada Aqalka sare
Deegaannada Galnudug ayaa waxaa lagu dooran doonaa 8 Xildhibaan oo ka tirsan Xildhibaannada Aqalka Sare.

