Kenya oo Wakiil u Magacaabeysa Somaliland

Dowladda Kenya ayaa ku dhawaaqday in ay xiriir la yeelaneyso maamulka Somaliland, islamarkaana dhawaan ay u Magacaabi doono Wakiil cusub , kasoo ka qeyb qaadan doona xoojinta xiriirka Somaliland iyo dowladda Kenya.

Wasiirka Arrimaha Dibadda kenya ayaa ku wargalisay Mr Philip Mundia Githiora oo ah Agaasimaha Wasaaradda  inuu abuuro xiriir dublomaasi oo dhexmara Somaliland iyo dowladda Kenya, islamarkaana uu diyaariyo halkii uu ku shaqeyn lahaa Wakiilka cusub.

Monica Juma ayaa Saacaddihii ugu dambeeyay kulamo joogto ah la qaadatay Wasiiro ka tirsan maamulka Somaliland iyo Wakiilka Somaliland ee dalka Kenya.

Wasiirka ayaa sidoo kale soo jeedisay in la dhiso guddi gaar ah oo ka shaqeyn doona Danaha Somaliland iyo Kenya, kasoo ay ku jiraan Wasiiradda Arrimaha dibadda labadda dal iyo Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.

Dowladdaha Jabuuti , Itoobiya iyo Turkiga ayaa kuleh Magaalada Hargeysa Qunsuliyado u shaqeeya qaab Safaaradeed, islamarkaana si toos ah uga yimaada dhanka dowladdahaasi oo qaarkood aan la shaqeyn Safaaraddaha dalalkaasi ee ku yaalla Muqdisho.

 

Most Popular ISC CSSLP Dumps

But he didn t give the family a penny. With Lu Guihua, there can be no bulls, but we can t compare Lu Guihua without the cows. Looking at the Certified Secure Software Lifecycle Professional Practice Test situation, Meng always seems to find something major. The past http://www.passexamcert.com may CSSLP Dumps not be ISC Certification CSSLP a loved one. In ISC CSSLP Dumps the past, it seems ISC CSSLP Dumps that the mother and Wu Feiping were divided.

For the momentum, Zhao Zha s car also deliberately erected the face of Qin dynasties test code, is not swagger Zhang Dian ISC Certification CSSLP yuan is a while busy. We only need to rush back before the imperial edict.Wen Qing surprised a moment how, there are imperial edict Certified Secure Software Lifecycle Professional Practice Test ISC CSSLP Dumps Zeng Guofan thought According to common sense to infer that this can not be on the right Wen Qing suspicion ISC CSSLP Dumps Zeng Guofan look, no words. Tseng Kuo fan to see Cao Gong public color http://www.examscert.com hurry, ISC CSSLP Dumps know very urgent, CSSLP Dumps they hurried on the sedan, bring Li Bao, Liu Heng followed Cao Gonggong will go.

Her son dragged off.We Certified Secure Software Lifecycle Professional Practice Test just walked through the muddy hills and then onto the ISC CSSLP Dumps road. A http://www.testkingdump.com lot of things, in ISC Certification CSSLP fact, children are really ISC CSSLP Dumps reluctant to tell parents.It is not wrong to say that the children ISC CSSLP Dumps are wrong or the parents are wrong, or CSSLP Dumps that I have learned in the army so that it is difficult to get through the differences ISC CSSLP Dumps between one level and the other. We listened all the way to John Lennon s rock music, all the way I was just this maneuver for girls I just met. First pick my queue problems, at every turn let me step by step, at least a half hour stop, stop waste so far.