Weeraryahanka xulka qaranka Argentine iyo kooxda Juventus Paulp Dybala ayaa lala xiriirinayay in uu isaga dhaqaaqayo Serie A.
Juventus ayaana maalinnimadii shalay shaacisay in ay Dybala ka iibin doonto koox walba oo latimaadda adduun lacageed dhan 90-malyan oo gani.
Kadib warbixina ay soo saartya Juventus kooxaha Paris Saint Germain, Bayern Munchen, iyo Manchester City ayaa dhammaantood dalab kasoo gudbiyay laacibkan.
Balse Tuttosport ayaa baahisay in ay Juventus iska diiday dalabka kaga yimid kooxahan, iyada inkasta oo Dybala uusan ku faraxsanayn joogtaanka Juve.
Weeraryahankan ki ciyaara lugta bidix aya6san isku wanaagsaneen tababaraha kooxda Maxi Allegri, kaaso oo inta kusoo bilaaba kuraiga kaydka.