Manchester United oo xalay reebtay kooxda heysata tartankaan ee Manchester City waa warega quarter-finalka EFL Cup waxay wajaheysaa kooxda West Ham.
United ayaa 1-0 ku garaacday City garoonka Old Trafford iyadoo looga mahadceliyay guushaas qeybtii labaad ee ciyaarta Juan Mata, halka West Ham ay 2-1 ku garaacday kooxda Chelsea kulan ka dhacay London Stadium.
quarter-finals, waxaa sidookale kooxada Hull ay martigelin doontaa Newcastle, Liverpool ayaa ku dhacday kooxda Leeds, halka Southampton ay la ciyaari doonto Arsenal.
Kulamadaan ayaa dhici doonaa 29 iyo 30 November ee sanadkaan, waxaana koox kastaa ay dooneysaa in ay gaarto wareega afar dhamaadka tartankaan.
Isku Aadka oo dhan
Liverpool v Leeds United
Manchester United v West Ham
Hull City v Newcastle United
Arsenal v Southampto


