Isku aadka Champions League oo la soo saaray

Iyadoo isku aadka afar dhamaadka Champions Leagu la sameeyay maanta waxaa ka hadlay dadka ugu caansan kubadda cagta kuwasoo fikradahooda ka soo dhiibtay isku aadkan.

Weeraryahanka Bayern Munich Robert Lewandowisky ayaa sheegay in Atletico ay sameysay wax weyn markii ay wajaheen kooxda Barcelona ,waxaana uu sheegay in kulankaan ay ka fiirsan doonaan,

Daaficii hore ee Manchester United Fardinand ayaa yiri Isku Aadka Semi final waxa uu dhinac maray sadaashii lasameeyay  …..  waayo, bal yaa Finalka aadayo ?? Waxaan doonayay in ay isku dhacaan Real Madrid vs Atletico Madrid.

Isku aadkan la sameeyay waxaa qoorta la isku geliyay kooxaha Real Madrid vs Manchester City iyadoo kooxda Bayern Munich ay wajaheyso kooxda Atletico Madrid.