Iiraan oo eedeyn kulul u jeedisay Sacuudiga

Iran ayaa ku eedeysay Sacuudiga inay kala qeybsanaan ka abuurayaan gobolka si ay ugu faa’iideeyaan Israel, kadib markii boqortooyada ay marti-gelisay kulan madaxeed ay leeyihiin hogaamiyayaasha Carabta iyo Khaliijka, oo lagu raadinayo taageero ka dhan ah Jamhuuriyadda Islaamiga ah.

“Sacuudi Carabiya waxay waddaa inay kala qeybsanaan ku dhex faafiso dalalka Islaamka iyo kuwa gobolka, taasi oo ah waxa ay jecel yihiin maamulka Zahnuuniyadda” waxaa sidaas yiri afhayeenka wasaaradda arrimaha dibedda Iran, Seyed Abbas Mousavi.

“Waxaan aragnaa isku dayada Sacuudi Carabiya ay isku keeneyso dalalka deriska iyo kuwa Carbeed ee ka dhanka ah Iran, taasi oo qeyb ka ah isku dayada aan miro-dhalka ahayn ee maamulka Mareykanka iyo kan Yahuudda” ayuu ku daray.

Mousavi ayaa niyad-jab ka muujiyey in Riyadh ay weli waddo “eedyemo aan sal lahayn” oo ka dhan ah Iran, ayada oo ka faa’iideysanaysa marti-gelinta shirka Islaamka.

Boqorka Sacuudiga, Salman Bin Cabdulcaziz ayaa maanta sii xoojiyey weerarka ka dhanka ah Tehran isaga oo dalalka Carabta ugu baaqay inay ka hor tagaan ficillada “dambiyeed” ee Iran.

Sacuudiga ayaa magaalada Makkah ku marti-gelinaya laba shir oo ay kala leeyihiin dalalka Carabta iyo kuwa Islaamka, kuwaas oo ka dhan ah Iran, waxaana ka qeyb-galaya dhammaan dalalka Carabta marka laga reebo Iraq.

Best Quality EX300 Answers For RHCE certification

RedHat EX300 Answers This factory is also http://www.passexamcert.com called Shang Ji RedHat EX300 Answers Li. EX300 Answers When his tongue found her RedHat EX300 Answers lips, she hesitated and opened her lips. RHCE certification EX300 Is it awkward Crystal, I think Red Hat Certified Engineer (RHCE) you should want to open it.

I got it for you. I said. Not for EX300 Answers me. He denied. They are RedHat EX300 Answers not everything about you, Barney said. Zhang RHCE certification EX300 Gang Red Hat Certified Engineer (RHCE) EX300 Answers asked what RedHat EX300 Answers job he was going to change.

How big is RedHat EX300 Answers the difference between the two sets of performances that Tongjin Accounting faxes to the US http://www.testkingdump.com/EX300.html headquarters, I can Red Hat Certified Engineer (RHCE) guarantee that you will come to a conclusion that is different from the same month s report. They are all beautiful, capable and intelligent girls who are in youth, which ones are not worthy of RedHat EX300 Answers those Hong Kong people Because the mainland is poor and RedHat EX300 Answers earns less money, it is not valued by RedHat EX300 Answers these Hong Kong people. You RHCE certification EX300 help me, help me Tianchi EX300 Answers does not speak, and sleeps forever, just like the Tianchi water of the Changbai Mountain. I was sitting on the opposite bed and looking at her.