Hordhac: Wolves Vs Liverpool, Safafka Macquulka ah Iyo Ciyaartooyda ka maqan

Kooxaha Kubadda cagta ee Liverpool Iyo Wolves ayaa caawa Ku wada balansan kulan ka tirsan Epl-ka.

Liverpool Ayaa caawa dhibaato dhanka daafaca ka cabsi qabto maadaama ay dhaawacyo kaga maqan yihiin Matib Iyo Gomez kubaasoo seegi doona kulanka caawa Dhici Doona.

Klopp kooxdiisa ayaa doneysa inay sii dheereestaa Hogaanka Horyaalka Ayagoo ka hor kooxaha kale caawa oo jimco ah Ciyaari doona.

Dhanka kale kooxda Wolves waxay ka mid tahay koxaha dhexe kubaasoo dhibaato ku u geesta kooxaha Waaweyn marki ay la ciyaarayaan iyadagoo lagu xasuusto guuldaradii ay badeen Chelsea iyo barbarihii ay geliyen kooxda Man City.

Kulanki hore waxay guul ka soo gaareen kooxda United tasoo ay 3-1 ku dhufteen, iyadoo ay weli Guuldaro La’aan yihiin kooxda Reds.

Safka Macquulka Kooxda Liverpool: Alisson; Milner, Lovren, Van Dijk, Robertson; Fabinho, Wijnaldum; Shaqiri, Firmino, Mane; Salah.

Safka Macquulka Kooxd  Wolves: Patricio; Bennett, Coady, Boly; Doherty, Moutinho, Neves, Jonny; Costa, Jimenez, Cavaleiro

Ogeysiiska Kulanka:

Kulanka: Wolves Vs Liverpool

Saacada: 11:00pm ( xiliga geeska africa)

Garoonka: Molenex Stadium.