Xulka Belgium-ka oo kaalinta koowaad Kala Baxay France

Belgium ayaa si awood ku dheehantahay u muujiyay in uu ka galo kaalinya koowaad qiimeenta FIFA kadib dadaalo ay sameeyeen Sanadkaan kukamadi ay ciyaareen.

Xulkaan ayaa guuleestay inta badi kulamadi uu ciyaaray iyagoo taasi ay dhigtay in ay kaalinta 1-aad soo galaan.

Tobonka xul ugu sareeso iyo kaalmaha ay ku kala Jiraan:

1. Belgium (1)

2. France (2)

3. Brazil (3)

4. Croatia (4)

5. England (5)

6. Portugal (6)

7. Uruguay (7)

8. Switzerland (8)

9. Spain (9)

10. Denmark (10)