Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed oo aan ku laheyn door muuqda Shirkii Garowe

Radiorisaala: Kheyre oo shir kula jira labadda Madaxweyne ka hor Shirka Garowe.

Magaalada Garowe ee Caasimadda maamulka Puntland waxaa guud ahaan kusoo dhamaaday Shir looga hadlaayay Xaaladda Soomaaliya oo ay ka qeyb galeen Madaxda maamul goboleedyadda iyo kuwa dowladda dhexe ee Soomaaliya, kaasoo socday Muddo 10 maalmood ah.

Shirkaan ayaa markii ugu horreysay waxaa lagu ballamay in looga hadlo Arrimaha doorashooyinka, dib u eegista dastuurka iyo Khilaafka dowladda dhexe ee Soomaaliya iyo maamul goboleedyadda qaarkood.

Shirkaan ayaa ka dhashay kulan Nairobi ay ku yeesheen Madaxda maamul goboleedyadda Jubbaland, Galmudug iyo Puntland, kuwaasoo ku ballamay in Madaxweyne Dani uu isku yeero Madaxda maamul goboleedyadda iyo Labadda Mas’uul ee ugu sareysa dalka sidda Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha.

Inkastoo uu shirkii Garowe kusoo dhamaaday Fashil iyo heshiis la’aan haddana waxaa su’aal ka taagan tahay doorkii ay shirkaasi ka qaateen guul iyo guuldaraba Madaxweynayeyaasha Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed.

Xubno ka qeyb galay Shirkii Garowe ayaa Risaala u xaqiijiyay in labadda Madaxweyne aysan door ka qaadan Shirkaasi Arrimihii looga hadlaayay oo dooda ugu badan ay dhexmartay Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle, Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe,Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo madaxda dowladda dhexe.

Shan maalmood waxaa shirar gaar ah ku jiray Madaxweynaha Puntland, Madaxweynaha Jubbaland, Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweynaha Galmudug, kuwaasoo looga hadlaayay Khilaafka dowladda dhexe iyo maamul goboleedyadda Jubbaland iyo Galmudug.

Markii loo gudbay qodobadda Arrimaha dib u eegista Dastuurka, xeerka doorashooyinka iyo deeqaha beesha Caalamka ay siiso Soomaaliya, waxaa marna dooda ku saabsan qeybahaasi ka qeyb qaadan Madaxweyneyaasha Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed.

Qaar ka mid ah Siyaasiyiinta Soomaaliyeed ayaa sheegay in Madaxweynayeyaasha Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed uu kaga lumay Waqti joogitaanka Magaalada Garowe, islamarkaana ay habooneyd in ka baaqdaan oo ay howlaha kale ee maamulkooda ay qabsaddaan, Maadaama wax walba ay heshiis kula yihiin Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre.

Madaxda Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed ayaa shirka kusoo bandhigin baahiyaha ka jira degaanada ay maamulaan, maadaama qaarkoood ay ku jiraan Go’doon oo ay adag in la isku kala gudbo.

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed ayaa kursiga waxaa geysay dowladda dhexe ee Soomaaliya oo ku bixisay dhaqaalle badan, taasoo xataa sababtay in lasoo xiro shaqsiyaad kula tartamayay kursiga oo looga cabsaday in ay guuleystaan, waxaana jirta in uusan taageero ka heysan Shacabka marka laga reebo dowladda oo kursiga geysay.

Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo horay dhowr jeer dowladda uga soo horjeestay ayaa lagu kiciyay Khalalaase sababay in Xildhibaanda Hirshabeelle oo Xamar dhaqaallo looga dhiibay in ay ugu hanjabaan in ay xilka ka qaadi doonaan,taasoo markii ugu dambeysay sababtay in hoos yimaado dowladda dhexe si shuruud la’aan ah uuna kasoo baxo Golaha Iskaashiga maamul goboleedyadda.

Radiorisaala: Kheyre oo shir kula jira labadda Madaxweyne ka hor Shirka Garowe.

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa kulan la qaatay labadda Madaxweyne ka hor inta uusan bilaaban Shirka, waxaana labadda Madaxweyne ka muuqatay in aysan sinaba dowladda dhexe aysan ula xisaabtami karin.

 

 

 

Useful Cisco 640-875 Dump

He couldn t stand it. Others bullied me, and they fought with them when Cisco 640-875 Dump they entered 640-875 Dump the private room. Ma Rong shook his head and said, nothing. The people on the street were shocked and grateful to God, saying that CCNA SP 640-875 God had a long eye, let the Cisco 640-875 Dump mortuary 640-875 Dump collapse, and did not let the building next to it collapse. The younger brother s words have not been finished, Ye Green Building Cisco Service Provider Next-Generation Networks, Part 1 hurriedly grabbed his mouth. But he can t let me finish, waving me to stop.

30 years ago, we were Building Cisco Service Provider Next-Generation Networks, Part 1 not malicious to Cisco 640-875 Dump your Cisco 640-875 Dump old man s stalking and cross consultation. In the past 12 years, our CCNA SP 640-875 face Cisco 640-875 Dump brother has not lost. So he http://www.examscert.com/640-875.html had to kill the chicken and use 640-875 Dump a great experience to deal with the relationship between a massage and a massage woman. In the third year, when Mingyu Cisco 640-875 Dump went to college, she noticed, and sure enough, there was no expense for Mingyu, but Mingcheng s monthly living expenses were quite a lot.

From time to time, the parents who are being promoted are Building Cisco Service Provider Next-Generation Networks, Part 1 640-875 Dump pushing and rushing. However, there are three obstacles First, Cisco 640-875 Dump William has a strong self respect, he Cisco 640-875 Dump will never apply for the job second, his place of work is in Boston the third is me. The younger brother changed a Cisco 640-875 Dump http://www.testkingdump.com lot. Dream, black brother help. CCNA SP 640-875 She said and left.