Guusha Ciidamada Suuriya ee magaaladda Palmyra

Mid kamid ah wariyayaashi ugu horeeyay ayaa gaaray magaalada Palmyra ee dalka Suuriya.

Ciidamada dowladdda Suuriya ayaa magaaladdaasi dib uga qabsadeen kooxda isugu yeartay dowladda islaamaka

Weriyaha ayaa waxaa u magaaladda ku tilmaamay mid cidlo ah oo haawanaysa

Waxaa uu weriyahan sheegay in Maleeshiyadka Daacish ay shacabka magaaladaasi ku qasbeen in ay la guuran oo ay raacaan

Ciidamada Suuriya ayaa maalmihii ugu dambeeyay gacanta ku dhigayay dhul hor leh oo jabhadani ay hasatay

Waxayna ciidanka Suuriya taageero ka helayeen dukheynta circa ee dayaaradaha dagaalka Ruushka iyo maliishiyooyin Shiica ah

Colaada Suuriya oo shan jirsatay, walow maalmahan ay jireen xabadjoojin dhaqangashay