Gudoomiye Jawaari oo ka mid noqday xildhibaanada Aqalka Hoose

Kursigii koowaad ee Koonfur Galbeed ay ku yeelato Aqalka Hoose ee Soomaaliya , Waxaa ku guulaystay Maxamed Sheekh Cusmaan kadib markii uu  45 cod kaga guulaystay Craxmaan Sheekh Ibraahim uu helay 5 cod.

Natiijada waxaa ku dhawaaqay Guddiga Doorashada Heer Federaal , kadibna waxaa  ku dhawaaqay Guddiga Doorashada dadban ee Heer Maamul goboleed ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed

Koonfur Galbeed ayaa noqotay maamul goboleedkii labaad ee ay ka dhacdo doorashada Aqalka Hoose .