Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa ka hadlay howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka socda Gobolka Hiiraan, ujeedka safarkii uu ku yimid Magaalada Muqdisho & guulaha laga gaaray howlgallada.
Guddoomiyaha oo Wareysi siiyay Risaala TV ayaa sidoo kale ka hadlay Siyaasiyiinta dhaliilsan in Ciidamada dowladda iyo kuwa dib u xoreynta Gobolka Hiiraan ay wada galaan dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.
Halkan ka daawada qeyb kamid ah Wareysiga Guddoomiye Cali Jeyte



