Guddiga xalinta khilaafaadka doorashada dadban ee Soomaaliya, ayaa sheegay inuu diyaar u yahay gudashada waajibaadkiisa si buuxda, kaasoo waafaqsan heshiiskii la gaarey 17-kii bishii September, ee sanadkii 2020-ka.
Haddaba bayaanka guddiga oo dhameystiran, ka daalaco halkan hoose.




