Go’aano kasoo baxay kulan ay yeesheen Ururada Warbaahinta iyo Guddi ka socda Xafiiska Guddoomiye Mursal

Waxaa Maanta kulan gaar ah Magaalada Muqdisho ku yeeshay Guddii uu guddoomiyaha Golaha Shacbaka u saaray Arrimaha Saxaafada ee Baarlamaanka iyo Madaxda Ururada Saxaafada,kaas oo looga hadlay arrimo la xiriira Saxaafada iyo sida ay uga qyeb galayaan kulamada Golaha Shacabka.

Kulanka ayaa waxaa shir guddoomiyey gudoomiyaha guddiga saxaafadda Barlamaanka Khaalid Mocow,waxaana laga soo saaray dhowr qodob ay ku heshiiyeen Madaxda Warbaahinta iyo Guddiga ka socday Xafiiska Guddoomiyaha Golaha Shacabka.

Guddiga ka socday Xafiiska Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa waxaa ay Madaxda Warbaahinta usoo gudbiyeen dhowr waxyaabood ay ka qabaan Wariyeyaasha kuwaas oo kala ah.

Inay yartahay wadashaqeynta Baarlamaanka iyo Saxaafadda.

Caqabada dhowr ah oo laga tabtay Bahda Saxaafadda.

In  goobta Warbaahinta loo asteeyey oo aysan ku ekaanin xilliga ay Shaqada ku jiraan.

-In Wariyaasha iyo dadka kale (astaan la’aan) oo aan la kala aqoonin

– Tirada Wariyaasha soo gala Xarunta Baarlamaanka oo aad u badan.

Wadahadal iyo dood dheer kadib ayaa Madaxda Warbaahinta iyo Guddiga ka socday Xafiiska Guddoomiyaha Golaha Shacabka waxaa ay talo ahaan u soo jeediyeen.

In  Wariyeyasha ay ku soo hor maraan goobta loo asteeyey qalabkoodana  ku diyaarsadaan

– In Wariyeyaasha soo xirtaan cCalaamad muujinaysa xarunta uu ka socdo inuu wato sida jaakad ama fanaanad lagu buufiyey magaca Xarunta uu u Shaqeeyo.

Iyo in Wariyeyaasha la siiyo Aqoonsi  laga leeyahay xarunta Baarlamaanka marka ay gelayaan Xarunta Golaha Shacabka.

Go’aanadaas kasoo baxay Guddiga ka socda Guddoonka Golaha Shacabka iyo Madaxda Warbaahinta shirka ku yeeshay Magalada muqdisho ayaa meesha ka saaraya murankii ka dhashay dhawaan kulankii looga hadli lahaa amniga ee Su’aalaha lagu weeydiin lahaa laamaha Amniga Soomaaliya.

EC-COUNCIL ECSS Demo Free Download 100% Pass With A High Score

Su Shun had to exit on knees.Daoguang Emperor immediately enrolled in a university scholar Mu Chang A, co organized a Bachelor, Department of Public Shang Shangying and into the see. Zeng Guofan personally offer EC-COUNCIL ECSS Demo Free Download a box of EC-COUNCIL ECSS Demo Free Download hair tips bought in Chengdu for his mentor, and presented a can of irrigation in the Three Gorges irrigation specially designed dedicated to EC-Council Certified Security Specialist Practice Test the tip of the bubble hair, but also EC-COUNCIL ECSS Demo Free Download from the sleeves out of a shabby, can not tell the specific color Xiang Fei bamboo fan. Hong Xiang said with both hands, The message has been E-Commerce Architect ECSS sent out as ordered by adults, http://www.passexamcert.com/ECSS.html and according to normal calculations, tomorrow will be able ECSS Demo Free Download to come back.

You said that this is a very good train and a golden http://www.examscert.com dragon.This is only the first step. Two months without wages, waiting for Hong Kong boss back.Like a long time ago, the rain EC-COUNCIL ECSS Demo Free Download fed peasants looked up to the sky and all ECSS Demo Free Download of a sudden a cloud of dark clouds came up. Followed by the car stroll, noon EC-COUNCIL ECSS Demo Free Download to the restaurant, a la carte pay is also not EC-COUNCIL ECSS Demo Free Download EC-COUNCIL ECSS Demo Free Download interested, small coconut often make cream handle, and then go home to sleep, and sometimes stay small celery E-Commerce Architect ECSS accompanied, the recent period was sent a small celery exit, she and A bed of cream quilt sleep in a pile. Really people want clothes, EC-Council Certified Security Specialist Practice Test the factory to be packaged, Jia Cheng into the factory more than 10 years supplies, know the shipyard s family, than his own family but also clear, because his family is Ruijuan one person in charge.

Lonely Yang Zhigang suddenly came back, it is better, there Xiao Qin small north a pair, they do not go home, but also with the invitation. Ochomaki also go down from ECSS Demo Free Download that hill, far see him fell a limbs overturned, holding a sweat for him. However, EC-COUNCIL ECSS Demo Free Download as time goes by, she and her family quarrel, show children concluded that, after all, not their http://www.testkingdump.com EC-Council Certified Security Specialist Practice Test own men, picked a wild dog, fed home. She is a housewife, a pro niece.Five point scene, the sun west, good into the room before the plane under the shade of a shade, a small Chai was ordered to put together the coffee table and stool, EC-COUNCIL ECSS Demo Free Download she was like a waitress, former Jiangcheng Shipyard Guest House work experience sufficient to deal with two American guy. His weight loss plan today is 400 Wu filming wait for fat.Before leaving, Jiacheng Wu film director had written his sister s penitence, which also held two important attachments two EC-COUNCIL ECSS Demo Free Download hundred yuan. Jia Cheng said I am not a E-Commerce Architect ECSS leader, and I am a worker.I promise I will get all my wages back and make profits.