Gabar yar oo tooreey lagu dilay Magalada Gaalkacyo

Wararka laga helayo Magalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa ay sheegayaan in xalay kooxo dhalinyaro ah ay tooreey ku weerareen mid ka mid ah Gabdhaha ku nool Xaafada Garsoor ee Waqooyiga Magalada Gaalkacyo.

Kooxda ayaa Gabadha oo kasoo baxday Salaada Taraawiixda waxa ay tooreeyda ka geliyeen Dhuunta,waxaana Gabadha oo lagu Magacaabi jiray Nimco Cumar Shire (Xuuray) ay u geeriyootay dhaawac kasoo gaaray weerarkaas.

Goobjoogayaal ayaa waxaa ay sheegeen in raggii ka dambeeyay falkaas ay Goobta ka baxsadeen dilka kadib,waxaana goobta tegay oo markii hore dhaawac ahaan goobta uga qaaday Ciidamo ka tirsan Booliska Puntland balse ay Isbitaalka ku geeriyootay.

Ilaa iyo hadda majirto cid sheegatay mas’uuliyada dilka Gabadha yar iyo sababta loo dilay,hayeeshee haweenka kale ee habeenkii aadi jiray Salaada Taraawiixda ayaa waxaa ay sheegeen inay cabsi soo wajahday.

Mas’uuliyiinta Maamulka Magalada Gaalkacyo ee Maamulka Puntland weli kama hadkin falkaas,waxaana uu qeyb ka yahay falalka Amnidarro ee markasta ka dhaca Magalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug.

Most Popular Cisco 640-875 Exam Guide

I am not afraid of thieves Cisco 640-875 Exam Guide stealing, I am afraid that the thief will remember, not to mention the thief like 640-875 Exam Guide Erdongzi. Cisco 640-875 Exam Guide Ww w. Xiabook. Under Book Everyone is remembering that the teacher Zhang Haoran was actually beaten by his disciples, which he did not expect. Everyone knows that if the big brothers can t talk, they will have to Pick 640-875 Exam Guide up the guy who should collapse, CCNA SP 640-875 the cockroaches. Looking at the expressions and demeanor of the fifth and other people, he has already guessed that he is not separated from the ten. Oh, are you pulling me Building Cisco Service Provider Next-Generation Networks, Part 1 Duan Fenghu turned his hand Cisco 640-875 Exam Guide and pushed hard toward Li Si s arm.

The royals used to pass through your Shangri La s satin, Cisco 640-875 Exam Guide which was sold to them by our family, so this time she came, I will Cisco 640-875 Exam Guide run to you first. drink After so Cisco 640-875 Exam Guide many years, he almost forgot. As long as the 640-875 Exam Guide person is suitable, Grandpa will personally send her a satin Come, Lishi, Fuchangsheng go to sleep. Building Cisco Service Provider Next-Generation Networks, Part 1 I will hand http://www.examscert.com/640-875.html you a copy of the letter that I sent to the court to withdraw the complaint. He Cisco 640-875 Exam Guide said that he CCNA SP 640-875 didn t do it without silk You didn t say it at the beginning.

Unconsciously CCNA SP 640-875 closed his eyes. When I woke up, there Building Cisco Service Provider Next-Generation Networks, Part 1 was a faint Cisco 640-875 Exam Guide moonlight on 640-875 Exam Guide the floor, I was lying 640-875 Exam Guide in my mother s arms, and her tears continued to hit my face. We need details. Three times a day I was Cisco 640-875 Exam Guide not surprised. In fact, all of them are waste.