Qeebta Hore ee ciyaarta ayaa lagu kala Nastay 0-0 iyadoo aysan wax gool ah iska dhalinin labada Dhinac.
Marki qeebta labaad la isku soo laabta Bournemooth ayaa Dharbaaxaa Ciyaarta Bilaawday Markaas Chelsea Jahwareer Dhaxda Ka Gashay.
Daqiiqadii 47-aad J.King Ayaa Shaba Ka Soo Taabta Chelsea Ciyaartana Waxay Noqotay 1-0.
Daqiiqadii 64-aad qalad uu sameeyay David Luiz Ayaa Chelsea Laga Dhaliyay Waxaan Goolkaas Dhaliyay S.Brooks.
Daqiiqadii 74-aad ayaa La Soo Afjaray Rajada Chelsea Kadib Markii Ciyaarya Uu J.King ka Dhigay 3-0.
Ciqaabta ayaa Chelsea ku Sii Socotay waxana Ciyaarta 4-0 Ka Dhigay Daneals.
Ciyaarta ayaa Ku Soo Idlaatay 4-0.



