Taliyihii hore ee NISA iyo La-taliyihii ugu danbeeyay ee Amiga Qaranka Madaxweyne Farmaajo ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay in Ciidanka Xoogga Dalka, saddexdii sano ee u dambaysay, ay u gacan galeen shirqool uu sheegay inuu Dal carbeed soo maleegay, isla markaana ay fuliye ka noqdeen laba qof oo si toos ah xilal uga soo qabtay xafiisyo awood u siinaya iney hirgaliyaan qorshaha shisheeyaha, waxayna adeegsadeen habab arxan darro ah.
Fahad ma sheegin magacyada labada mas’uul ee uu eedeeyay, soomana bandhigin wax caddeyn ah.
Qoraalka oo dhammeystiran:-




