Faahfaahin Qarax Khasaare geystay oo ka dhacay gobolka Baay

Khasaare kala duwan ayaa ka dhashay qarax ciidamada dowladda Soomaaliya lagula eegtay degaano ka tirsan Gobolka Baay ee Koonfurta Soomaaliya.

Qaraxa ayaa ka dhacay degmada Bardaale sidda ay xaqiijiyeen dadka degaanka, waxaana lala eegtay Ciidamo howlgallo waday.

Dadka ayaa xaqiijiyay qarax miino oo ciidamada  lala eegtay inuu ka dhashay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac, kadib markii gaari noociisa uu yahay Cabdi Bile uu Qaraxu qabsaday.

Qaraxa ayaa waxaa ku dhintay hal ruux, sidoo kalena waxaa ku dhaawacmay saddex kale qofka qaraxa ku dhintay ayaa lagu magacaabi jiray Kabtan Falar Liibaan oo ka mid ahaa Golaha degaanka Degmada Bardaale.

Waxaa kale oo qaraxaasi ku dhaawacmay saddex ruux oo askar ah, kuwaasi oo dhaawacyadooda loo qaaday Isbitaalka Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay.

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa ku safra degaano ka tirsan Gobolka Baay oo ay ku sugan yihiin, iyadoo xilliyada qaar ay dhacaan qaraxyada noocaan oo Shabaab ay u dhigaan ciidanka.

Microsoft 070-483 Test

In fact, the horse does not have to be like this, just a stomachache, she is not afraid to stain the wedding dress when she ran out But Tang http://www.passexamcert.com/070-483.html Microsoft Windows Store apps 070-483 Yan understands why Ma Zhen did this. He said to Tang Yan, wherever you are, sorry for me Drink the medicine soon. 7 48 Microsoft 070-483 Test I sent him 070-483 Test a message Programming in C# through Facebook Are we saying 7 or 8 Maybe we Microsoft 070-483 Test set it at 8 o clock, I am here.

Wu Zhou is even more surprised Dad, Mom, what s wrong with you Why 070-483 Test am I in Microsoft Windows Store apps 070-483 the hospital Have I Microsoft 070-483 Test slept for a long time Zhou, you have Microsoft 070-483 Test been sleeping for 070-483 Test a whole year Programming in C# Wu Bobo is also old and tearful. In fact, it s an impulsive top. WWW. xiAbook

She habitually closed his eyes and touched the side, there is no bear s paw fish. In the mid fifties, the head Microsoft Windows Store apps 070-483 of the regiment also promoted one level, and finally 070-483 Test bid farewell to military career as a deputy commander. After Microsoft 070-483 Test the battle, he won a hundred dollars, not bad at all.Ma Ma Microsoft 070-483 Test friends heartfelt, amazed, won praise master Programming in C# is the city s first 070-483 Test strange man, God, is a well deserved Ma dialect can not be expected from the Lord.