Duqaynta caawa ee Isbitaalka Almacmadaani ayaa 500 qof hal mar lagu dilay

Israa’iil ayaa duqaysay Isbitaalka Almacmadaani oo ku yaalla Gaza, waxaa halkaas ku dhinta ink badan 500 qof hal mar.

dhacadadaan ayaa u muuqata middi ugu darneyd ee hal mar dhacda tan iyo markii dagaalka uu bilowday 12 Maalin ka hor.

wasaaradda caafimaadka Fakastiin ayaa cadeysay in 500 qof ka badan hal mar dhinteen.