Alshababa ayaa dilay guddoomiyihii Aaden Yabaal ka xoreeyey

Kooxda Alshabaab ayaa shewgatay dilka guddoomiyihii hore ee degmada Aaden Yabaal Maxamuud Sheekh Xasan(Caananuug) oo Muqdisho maanta lagu dilay.

halkaan hoose ka daawo qaabk loo dilay iyo waxa uu ahaa.