Dugsiga Tababaradda Macalimiinta oo la dhagax dhigay

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa maanta si rasmi ah ugu dhagax dhigay dagmada Baardheere ee Gobalka gedo machadka tabarka macallimiinta Soomaaliyeed.

Wasiirka waxbarashada Soomaaliya ayaa safarka uu ku tagay Dagmada Baardheere  waxaa ku wehliyay Wasiiru dowlaha wasaaradda waxbarashada Cabdi raxmaan Maxamuud Cabdulle [Jaabir] Agaasimaha guud ee wasaaradda waxbarashada iyo masuuliyiin kale.

Dhagax-dhigga machadka laga hirgalinayo Dagmada Baardheere ee gobalka Gedo ayaa waxaa ka soo qeyb galay wafdi ka socda wasaaradaha waxbarashada Dawlad goboleedyada Jubaland iyo koonfur galbeed.

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Jubaland ayaa Soo dhaweyay machadka tabarka ee laga dhisayo dagmada Baardheere ee gobalka gedo waxa uuna sheegay in ay tahay talaabo horay loo qaaday waxa uuna ka codsaday wasiirka waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya in wasaaradu ka caawiso dhismaha iskuullada.

Wasiirka waxbarashada xukuumadda Soomaaliya mudane Cabdullaahi Goodax Barre oo ka hadlay dhagax dhiga machadka tababarka macallimiinta Soomaaliyeed ayaa sheegay in bahda waxbarashada muhiimad gaar ah uu u leeyahay machadkaan.

“Waxaan maanta aniga wafdigii ila socdayba aan u nimid Dagmada Baardheere ee gobolka Gedo anagoo isigu jirno wasaaradii waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Soomaliya  iyo Deeq bixiyaasha qaarkood muhiimada koobaad ayaa aheyd in aan u kuur galno Arimaha waxbarashada iyo bahda waxbarashada reer Baardheere waxaan sigaar ah ugu nimid in aan dhagax dhigno machad soo saari doono macallimiinta dugsiga hoose dhexe ee labada maamul gobaleed  ee Jubalaand iyo koonfur galbeed” ayuu yiri Wasiir Goodax Barre.

 

Wasiirka waxbarshada Xukuumadda Soomaaliya ayaa  kormeer ku tagay dugsiyada ku yaala dagmada Baardheere ee gobolka Gedo waxana ku soo dhaweyay ardayda dugsiyada Dagmada Baardheere .

 

Microsoft 70-346 Exam Download : Managing Office 365 Identities and Requirements

Is for those fellow, those who give them stuffed eggs fed them with boiling water to send them away when the child said the child had time to come back to see my grandmother or grandpa do not let you at night think you want Microsoft 70-346 Exam Download straight cry. Otherwise, I find a car to send you to http://www.passexamcert.com the station What time the train My father sent a car to pick me up, I said. I do not speak, get off.I ran to the side of the road, tearing my vocal cords toward the fiery mountains in the distance under the fine rain of light Ah My voice was hoarse like a howl. Check out a look at his eyes beaming light piercing all over the spirit of God feeling apart from anything else, first buckle down to say, how do you install migrant workers said late boss to expel Microsoft 70-346 Exam Download you in this mountain, the head of a group of dogs if necessary Managing Office 365 Identities and Requirements Police dare to deduct the 70-346 Exam Download first to say why you break a horse The results were detained Microsoft 70-346 Exam Download to escape, you have the ability to police Squadron soldiers scout out of the contest Who is worse than who ah A few people gave him a sudden hold down Microsoft Office 365 70-346 the first bundle on the side of the cool, wait until cadres immediately give expulsion.

The Microsoft 70-346 Exam Download other three policemen reacted Microsoft Office 365 70-346 at this time. Ok. Tang Yan Microsoft 70-346 Exam Download gently Microsoft 70-346 Exam Download sighed, and his foot 70-346 Exam Download Microsoft 70-346 Exam Download smashed 70-346 Exam Download the leaves and followed the back of the stable. I still had Managing Office 365 Identities and Requirements his anger in my heart.

Liu Haizhu grabbed it and inserted Microsoft 70-346 Exam Download it Managing Office 365 Identities and Requirements into Director Zhang s neck. Huang Zhonghua and the old five are desperate, because 70-346 Exam Download they know that they may die here Microsoft Office 365 70-346 today. On the dog, said This dog, I took it. I went to the hospital the day Microsoft 70-346 Exam Download before yesterday to see http://www.testkingdump.com/70-346.html him. Microsoft 70-346 Exam Download In ktv, everyone star studded around the old and broken shoes.