Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay Khariidaddii muranka dhalisay ee Itoobiya

Axmed Ciise Cawad Wasiirka arrimaha dibadda Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay ka hadlay murankii maalmihii lasoo dhaafay ka dhashay tilaabooyin xad gudub ku ah dowladda Soomaaliya oo ay qaaday Wasaaradda Arrimaha dibadda dowladda Itoobiya.

Wasiirka oo  wareysi gaar ah siiyay BBC-da ayaa sheegay inaysan ka aamusin dhacdadaas ayna u wajaheen qaab diblomaasiyadeed oo sababay in dowladda Itoobiya ay raaligalin ka bixiso sidda ay wax u dhaceen.

“Waxan wuxuu ahaa wax aan micno lahayn oo khalad dhacay ah, Soomaaliya kaliyana ma khuseynin, khariidad qof ku falaaday oo aan sax ahayn bay ahayd, iyaguna markii ay khaladkooda arkeen annaguna aan kala hadalnay ayey ka saareen, cudur daar ayey ka sameeyeen, baaritaanna way sameynayaan” ayuu yiri Wasiir Cawad.

Wasiir Cawad ayaa hadalkiisa intaasi ku daray.”Annagu Dowlad Soomaaliyeed baan nahay, Itoobiya kama mid nihin. Si rasmi ah ayaan dowladda Itoobiya warqad ugu qornay, wayna noo soo jawaabeen dowlad ahaan ayeyna noogu cudur daarteen. Haddii la rabay inaan baraha bulshada ku shaacinno sidaasi ma aha sida ay dowladaha ku shaqeeyaan, habab diblomaasi ayaan u marnay arrinta”

Wasiirka ayaa sidoo kale ka hadlay wararka sheegaya in Itoobiya ay safiirro u joogaan Somaliland iyo Puntland, ayna u aqoonsan tahay labo dal.

“Safiirro ma joogaan Hargeysa iyo Garowe, Somaliya hal dowlad bay leedahay, hal safiir ayaana u jooga Itoobiya, safiirkaasna wuxuu joogaa Xamar, isaga ayaana diblomaasiyadda Itoobiya mas’uul ka ah”, ayuu yiri Wasiir Cawad.

Microsoft 70-346 Practise Questions : Managing Office 365 Identities and Requirements

Lu Microsoft 70-346 Practise Questions Yue stayed with the whole Microsoft Office 365 70-346 person and his throat tightened. We are not thin 70-346 Practise Questions to her. I am not a Shienwang Microsoft 70-346 Practise Questions newspaper, but she should http://www.passexamcert.com/70-346.html at Managing Office 365 Identities and Requirements least not complain about it. It s not surprising that they suddenly talked about marriage. He worked conscientiously and meticulously, and he was very law abiding.

Jun can faint, but the courtiers can not be Managing Office 365 Identities and Requirements 70-346 Practise Questions virtuous food royal family and serve the royal family, the courtiers also. However, when studying at Microsoft 70-346 Practise Questions the First Commodities University, the First Aid 70-346 Practise Questions for the Military Aircraft Command Microsoft Office 365 70-346 and the Emperor Dao Guangdi, who dared Microsoft 70-346 Practise Questions to say anything, Mu Zhongtang paid more Microsoft 70-346 Practise Questions Microsoft 70-346 Practise Questions attention to his favorite students. Tseng Kuo fan where you have something to say it.Emperor Xianfeng words, his eyes looked cold, tone reveals the boss s dissatisfaction.

The second time he rubbed his shoulders, he did Microsoft 70-346 Practise Questions not hide. If Li Wu took poison, he would have to rely Microsoft Office 365 70-346 Practise Questions heavily on drugs according to the severity Managing Office 365 Identities and Requirements of his paranoia. For a long while, 70-346 Practise Questions Zhou Meng was slow to taste, and took out the Microsoft Office 365 70-346 Microsoft 70-346 Practise Questions handcuffs to rub the blood on Liu Haizhu driving. I am not afraid of thieves stealing, I am afraid that the thief will remember, not to mention the thief like Erdongzi. Four children, you see Go back, the red soldiers will not let.