Xilli uu jiro Khilaaf xooggan oo ka dhex taagan dowladdaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa Dowlada Kenya Dowlada Soomaaliya uga tacsiyeysey weerarkii Alshabaab ka gaysteen Muqdisho.
War saxaafadeedka waxaa lagu yiri ” Waxaan tacsida la wadaageynaa qoysaska Soomaaliyeed ee weerarka argagixisada ay kaga geeriyoodeen kuwii ay jeclaayeen , dagaalkoodu a waa mid caalami ah oo u baahan iskaashi buuxa”




