Doorashada xildhibaanada ka imaanaya degaanada maamulka Somaliland ayaa ka bilaabatay magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya.
Kursiga 1aad waxaa ku tartamaya xubno uu ka mid yahay Ra’iisulwasaare kuxigeenka dalka Mudane Maxamed Cumar Carte Qaalib.
Doorashada ayaa lagu waddaa in ay ka socota Muqdisho maalmaha soo socda.
Somaliland ayaa horay u sheegtay in xubno matalaya degaanadeeda aysan ka qeyb galeynin Soomaaliya.


