Doorashada Golaha Shacabka ee Somaliland oo dib uga bilaabaneysa Muqdisho

Doorashada xubnaha  Somaliland ee Golaha Shacabka ayaa Maanta dib u bilaabanaysa, waxaana  lagu tartami doona kuraastan.

Kursiga Koowaad ayaa waxaa ku tartamaya Musharaxiinta kala ah:-

  1. Foosiyo Yuusuf Xaaji Aadan Ra’isal Wasaare Ku Xigeenkii hore .
  2. Caasha Aadan Yuusuf.
  3. Qaasim Ismaaciil Axmed.
  4. Ismaaciil Xasan Jaamac.

Kursiga labaad ayaa waxaa ku tartamaya Musharaxiinta kala ah:

  1. Ridwaan Xirsi Maxamed Ra’isal Wasaare Ku Xigeen hore.
  2. Baarliin Xasan Qalinle.
  3. C/fitaax Ismaaciil Daahir.
  4. Shukri Faarax Cilmi.

Kursiga Saddexaad ayaa Waxaa ku tartamaya Musharaxiinta kala ah:-

  1. Faadumo Cusmaan Nuur.
  2. Muuse Ismaaciil Jaamac.