Dhageyso:-Xildhibaano sheegay inay Xukuumadda Soomaaliya la xisaab tamayaan

Xildhibaano ku shiray Muqdisho Radio Risaala

Qaar kamid ah Xildhibaanada golaha shacabka ee kasoo jeeda deeganada Maamulka hirshabeele oo Maanta Warbaahinta kula hadlay Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay ka hadleen khilaafka Siyaasadeed ee kajira gobalka hiiraan iyo dagaalkii shalay ka dhacay deegaanka kalabeyr  ee  uu kugeeriyooday taliyihii ciidanka booliska ee Gobolka Hiiraan.

Xildhibaan Daahir Amiin jeesow oo kamid ahaa Xildhibaanadii la hadlay Warbaahinta ayaa waxa uu sheegay in ay magacabayaan guddi u kuurgalaya dagaalkii shalay kadhacay degaanka kalabeyr ee duuleedka magaaladaasi Baladweyne .

Waxa uu sheegay Xildhibaanka in  Ciidamada kala duwan ee dowladda ee kahowlgala gobalkaasi hiiraan ay ka qayb qaateen dagaalkaasi,isla markaana arintaasi baari taano ay ku sameyn doonaan hadii ay cadaatana ay kula xisaabtami doonaan Xukuumadda Soomaaliya .

Wasiirkii hore ee Wasaaradda Amiga Xildhibaan Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa dhankiisa dhinacyada dagaalamay waxa uu ugu baaqay in ay dagaalka joojiyaan ayna adkeeyaan midnimada maamulka Hirshabeele,waxa hadalkiisa intaasi ku daray  in waxa laysku heysto uu yahay  khilaaf siyaasadeed loona baahan yahay in la raadiyo xal siyaasadeed .

Waxgaradka, Odayaasha dhaqanka iyo Culuma udiinka gobalka Hiiraan ayuu dhankooda ugu baaqay in ay ka qayb qaataan nabadeynta dadkii uu dagaalka dhexmaray ee ku wada sugan gudaha Gobolka Hiiraan.

We Have M70-101 Exam Dumps For Magento Certified Developer

Hey, big brother s letter Su Daqiang heard it as a letter from M70-101 Exam Dumps Mingzhe. Before you plant trees, you Magento M70-101 Exam Dumps will Magento Certified Developer M70-101 be cool. Endured the Magento M70-101 Exam Dumps father s boring ignorance, accompanied his father to talk loudly about the boring days. Magento Certified Developer Exam He did not even ask the doctor how he died. But when M70-101 Exam Dumps I got to the guy s room, I couldn t find him everywhere.

Chapter 418 The M70-101 Exam Dumps beginning of Yan Xiong s desolateness Everyone listens, today I am Magento M70-101 Exam Dumps Magento M70-101 Exam Dumps single handed with this West Ba Tian. Big brother, you see what you Magento M70-101 Exam Dumps Magento Certified Developer Exam said, Magento M70-101 Exam Dumps you can t do it. He does not know that this one chess game is from the chess to the onlookers. Also Magento Certified Developer M70-101 single Dongbatian s brothers are all stunned.

When I thought about that dirty relationship, she even inspired the M70-101 Exam Dumps goodness of Jiacheng. At this time, a waitress came running to tell Magento Certified Developer M70-101 him that this afternoon, M70-101 Exam Dumps two people called to the duty room to find you, saying that is coming at night, asking you to wait. Xiao Qin Zi often speak to Magento M70-101 Exam Dumps speak, dancing Magento Certified Developer Exam Magento M70-101 Exam Dumps will be put off on foot Magento M70-101 Exam Dumps as a last resort, barely make do.