DHAGEYSO: Xildhibaanada BF oo ka hadlay Doorashadii M/weynaha

Muqdisho-RisaalaFM- Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay dareenkooda ku aadan qaabkii ay u dhacday Doorashada Madaxweyne Farmaajo.

Waxa ay sheegeen in ay doorteen shaqsigii laga dalbaday oo ay aad u taageersanaayeen shacabka Soomaaliyeed.

Waxa ay sidoo kale sheegeen in ay ku faraxsan yihiin qaabka ay u dhacday Doorashada islamarkaana aysan jirin wax cadaalad daro ah oo ay sameeyeen, waxa ayna sheegeen in ay u hiiliyeen isbadalka.