Wasiirka Wasaarada Arrimaha gudaha iyo Federaalka Dowlada Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen ” Odawaa” oo Maanta gaaray Degmada Hobyo ee Gobolka Mudug ayaa Shacabka Hobyo ugu baaqay in ay ka qeyb qaataan nabada, dhismaha iyo hormarka Magaalada Hobyo.
Radio Risaala broadcast online 24 hours a day, seven days a week. Radio Risaala brings you the friendly voices of the community. As a community station, We also have religious programs, sport, local news and interviews etc.


