DHAGEYSO: Wasiir Maareeye oo maamulada shirkadaha iyo ganacsatada baaq u diray

Wasiirka warfaafinta xukuumada federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa waxaa uu ka warbixiyay kulan amaanka looga hadlayay oo muqdisho lagu qabtay.

Wasiirka ayaa sidoo kale waxa uu digniin u jeediyay maamulada shirkadaha dalka ka jira iyo ganacsatada in aysan garab siinin oo ay hal dhinac uga soo horjeestaan argagixisada.

Maareeye ayaa sidoo kale waxaa uu ganacsatada kula dar daarmay in maalkooda iyo ay mar walba ku taageeraan dowladda Soomaaliya.