Kulankaan oo ay ka qeyb galeen masuuliyiin ka tirsan maamulka gobolka banaadir ayaa lagu qabtay degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir.
Waxaana barnaamijkan dersaynta loogu tala galay in ay isku bartaan shacabka gobolka si looga shaqeeyo sare u qaadista amaanka gobolka.
Waxaa hadal kooban kulankaasi ka jeediayay gudoomiye ku xigeenka dhinaca siyaasada iyo amniga ee maamulka gobolka Banaadir Maxamed Axmed Yabooh waxaana uu yiri.


