DHAGEYSO:- Warka Subax ee Radio Risaala 11-08-2019

Hakaan waxaan idin kugu soo gudbineynaa Warka subax ee Idaacadda Risaala oo markii hore soo geli jiray 7:30 Subaxnimo balse Maanta soo galay 9:00 Subaxnimo sababo la xiriira Maalinta koobaad ee Ciidul Adxaa.

Hoos Ka Dhageyso  Warka Subax ee Radio Risaala oo uu Akhrinayo Maxamed Cabdiraxmaan.