Magaalada Muqdisho waxaa maalinkii Afaraad ka socda shirka Madasha Wadatashiga Qaran, kaas oo ay ka qeyb galayaan Madaxda Soomaalida iyo xubnaha Beesha Caalamka.
Shirkan ayaa waxaa looga hadlayaa gaba gabeynta Doorashooyinka iyo sidoo kale saamiga Gobolada Sool iyo Sanaag.
Siyaasiga Soomaaliyeed Cabdi Cali Tooxow oo la hadlay Idaacadda Risaala ayaa waxa uu ka hadlay shirkan.


